dagaallo qaraar oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay xaafado katirsan magaalada Muqdisho oo maalmihii lasoo dhaafay ahaa kuwa Nabdoon.
Xoogaga islaamiyiinta ah ayaa iska caabiyay weeraro ay soo qaadeen maleeshiyo dowlada katirsan oo la sheegay in ay soo weerareen fariisimo ay xoogaga xisbul islaam ku lahaayeen degmada Hodon magaalada Muqdisho.

Khasaara aad u xoogan ayaa soo gaaray shacabka rayidka ah kadib markii ciidanka dowlada iyo AMISOM ay madaafiic ku garaaceen Suuqa Bakaaraha,madfac kusoo dhacay Shirkadda Dahabshiil ayaa sababay dhaawaca 6 qof oo shaqaalaha shirkada kamid ahaa.

Allmuqdisho.com Xafiiska Wararka Magaalada
Muqdisho
kala xidhiidh Email: Allmuqdisho@hotmail.com ama admin@allmuqdisho.com
allmuqdisho.com@yahoo.com


