Shabakadda Allmuqdisho.com oo Su'aalo Muhiim ah weydiisay Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Dheere "Dhagysi+Sawiro).
 


 Shabakadda Wararka Allmuqdisho ayaa markii ugu horaysay ka qayb qaadatay Shir Jaraa'id oo uu saxaafadda Internet-ka u qabtay Afhayeenka Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Dheere.

Shabakadda Islaamiga Allmuqdisho.com waxaa lagu Casumay shir Jaraa'id oo uu Qol Islaami ah oo UK kuyaal Khadka Paltalk-ka kusoo geliyay Sheekh Cali Dheere.

Afhayeenka Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Dheere ayaa si qayim ah uga Jawaabay Su'aalo ay weydiiyeen Weriyaal katirsan Shabakadda Allmuqdisho.com.



Websaydyo farabadan oo Somali ah ayaa Sheekh su'aalo weydiinayay waxaana kamid ahaa Bogagaasi Shabakadda Xogsheeg.com oo kamid ah Shabakada Somalida.

Allmuqdisho.com,Xogsheeg.com iyo Somalimemo.com ayaa Sheekh weydiiyay su'aalihii ugu Munaasabsanaa marka loo Eego dhacdooyinka ka taagan Somalia oo ay ku lug leeyihiin Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

 Shirkii Jaraa'id ee Sheekh Cali Dheere u qaybtay Webaysite-yadan Halkaan ka Dhagayso


Allmuqdisho Isha ku haay

Allmuqdisho.com Xafiiska Wararka Magaalada Muqdisho
 kala xidhiidh Email: Allmuqdisho@hotmail.com ama Allmuqdisho@gmail.com