Muna Super Market oo  Shacabka ku dhaqan degmada Waaberi u diyaariyay Alaabo qiima Jaban Tayo wanaagsana leh (Daawo Sawirada).


Muna Super Market waa Super Market casri ah oo ay ka adeegtaan Shacab farabadan oo ku nool xaafadaha degmada Waaberi magaalada Muqdisho qiima jabana wax looga Iibsado.
Super Market-ka Muna Shop waxaa ku Idil wax walba oo Muhiim ah u ah Nolosha gaar ahaan cuntada quutul Daruurig, Uduga, waxyaabaha lagu faakihaysto, Kaararka Hadalka Shirkadaha Isgaarsiinta NATIONLINK, Hormuud, iyo Mac-Macaan Dha-dhan wanaagsan leh.
Shacabka ku dhaqan Waaberi ayaa la dhacay alaabaha lagu Iibiyo Super Market-ka Muna oo ah Suuq Yare ay ku dhanyihiin wax walba oo Naftaada hanato.

Muna Super Market wuxuu la jaan qaadaa ganacsiga Suuqa weyn ee Bakaaraha oo ay isku qiima yihiin, wax walba oo Super Market-ka Muna yaal wax ku qiima yihiin alaabaha suuqa Bakaaraha yaal

Dhanka soo dhawaynta.

Muna Super Market waxaa ka howl-gala shaqaale aqoon durugsan u leh Ganacsiga iyo dhaqaalaha islamarkaana Dadka wax ka Iibsanaya Super Market-ka kusoo dhaweeya Gacma furan iyo Niyad saafi ah.

Suuq Yarahan casriga ah waxaa ka shaqeeya Dad bartay Cilmiga dhaqaalaha waxaana loo balan qaadayaa Macaamiisha in latix gelinayo duruuftooda dhanka Jeebka ah.
Aan wax idinka susno alaabaha yaal Suber Market Muna.

1) Pizza.

kaararka E-voucher.

 casho fudud iyo mac macaan sare.

dharka raga iyo dumarka.

Uduga iyo cosmetics.

sarifka lacagaha qalaad.


kabaha rag,dumar iyo caruur.

cabitaan,jalaato aad u qaboow.

Qayb kamid ah Muuqaalka Gudaha Muna Super Market.

 Muuqaal Kale oo kamid ah Muna super Market

 Maamulaha Muna Super Market Carafaat C.lahi Cabdi

Muna Super Market iyo Waxyaabo goobta yaala




Maamule Carafaat C/laahi Cabdi/Super Market


Mudane Arafat Abdullahi Abdi/Muna Super Market

Kala Xariir Muna Super Market
002521850015
0025215518583
0025250994755
 Hadaad Gudaha Muqdisho joogto u wac sidan
850015
5518583
994755

Email:Carafaat19@hotmail.com
 

Allmuqdisho.com Xafiiska Wararka Magaalada Muqdisho
 kala xidhiidh Email: Allmuqdisho@hotmail.com ama Allmuqdisho@gmail.com