Haween Mujaahidiin ah oo Dhoolatus ku sameeyay Hubkii lagasoo furtay Ciidanka Dowladda KMG ah (Daawo Sawirro)


Allmuqdisho.com

Hubkii ay wadamada reer Galbeedka ugu deeqeen dowladad KMG ah ayaa ugacan galay xoogaga Mujaahidiinta ee dagaalada Jihaadka ah ka wada dhulka soomaaliya.

Markii ugu horaysay ayaa Hubkaasi lagu arkay gacmaha Gabdho Muslimaad ah oo Dab Rid kusoo bandhigay magaalada Muqdisho.

Mas'uuliyiinta Shabaabul Mujaahidiin ayaa dhowr jeer sheegay in Hubkii Jabuuti iyo Mareykanka siiyeen Dowlada meelku gaarka ah uu dhankooda soo maray,
Haweenka Mujaahidiinta taabacsan ayaa lagu arkay iyagoo dab Rid ku samaynaya AK shariif qoriga loo yaqaan ee baadka guduudan leh












Allmuqdisho.com Xafiiska Wararka Magaalada Muqdisho
 kala xidhiidh Email: Allmuqdisho@hotmail.com ama admin@allmuqdisho.com allmuqdisho.com@yahoo.com